Dowlada Somalia oo si buuxda ula wareegtay amniga Magaalada Dhuusamareeb (Sawirro)

Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay sugidda amniga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Ciidanka maanta lagu wareejiyay sugidda amniga Dhuusamareeb ayaa ka kooban ciidankii hore ee nabad-sugidda iyo booliiska iyo ciidamadii Ahlusunna ee dhawaan la qarameeyay qeybtoodii lagu biiriyay nabad-sugidda iyo booliiska Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha … Continue reading Dowlada Somalia oo si buuxda ula wareegtay amniga Magaalada Dhuusamareeb (Sawirro)